#somali

Instagram posts (photos and videos)

Rikooraddii iyo Taarikhi-hii laga diwaan geliyey Kulankii Arsenal caawa madaxa u furatay deriskoodii dharkaa cadaa.    * 21- sano iyo 60 maalin, Emile

Rikooraddii iyo Taarikhi-hii laga diwaan geliyey Kulankii Arsenal caawa madaxa u furatay deriskoodii dharkaa cadaa. * 21- sano iyo 60 maalin, Emile Smith Rowe ayaa noqday xiddigii ugu da'a yaraa ee gool ka dhaliya kulanka North London derby ah markii horraysay tan iyo Alex Oxlade-Chamberlain oo sameeyey sidaan oo kale September 2014 (21 sano iyo 43 maalin). ( Yar-yariiska Yasiraystay ) * Waa markii ugu horaysay abid oo kulan North London Derby ah 34- daqiiqo keliya sadex gool lugu hogaamiyo, keliya Gunners ayaa caawa sidaas samaysatay ( Habeen Thierry Henry Qosolkiisa la fariisan waayey) * Messiga madoow ee lugta bidix Bukayo Saka ayaa caawa noqday xiddigii ugu horeeyey oo gool dhaliya mid kalena caawiya kulanka North London ah, 20- sano iyo 21- maalin tan iyo markii uu sidaas sameeyey macalimuu Cesc Fàbregas bishii September 2007). * Spurs ayaa sadex kulan oo isku xiga looga badiyey min sadex gool, waana markii ugu horaysay oo deriska yar-yarka ah sidaan lugu samaynayo September 2003. ( Xiddidka Derisnimadda ayaan ka dareemooynaa 😢 ) * Aubameyang ayaa caawa ka dhaliyey Tottenham goolkiisii Sideedaad ( 8 - gool ) ⚽️⚽️⚽️⚽️ BVB ⚽️⚽️⚽️⚽️ Arsenal. ( Kane Who ?) * Dagalkii Bariga dhexe : Hadii ay Kuuriyaan nugu gaadi jireen Jabaanays ayaan u keensanay, wiilka Magaciisa igu adag yahay ee Tomiyasu ayaa sadex jeer banooninga kala haray Son, isagoona sameeyey sadex baloog iyo labo shuut oo isku dhigay. ( 愛してます❤️🤟🏾) * September 10-keedii Tottenham ayaa ku jirtay kaalinta kowaad halka Arsenal fadhiday kaalinta 20-aad ee ugu dambaysay, September 25-keedii Arsenal ayaa ka saraysa Spurs, halka shan dhibcood oo keliya looga hayo hogaanka horyaalka ✅ ( Cidna ha u sheeginana halka aan u socono ❌) * Spurs waa kooxda keliya ee Taariikhda Premier League oo wada badisay sadexdeedii kulan ee ugu horeeyey taas oo afka ciida loo daray sadex kulan ee ku xigay. kaalinta 17-aad ayeey fadhiyaa. ( Arsenal wax fiican ma samayn ) . #somali #somalia🇸🇴 #somalia #somaliya #somalilanders #somaliland #hargeysa #muqdisho #mogadishu #boosaaso #somaligirls

1 0 3 minutes ago
Tomiyasu Aya shalay aha ciyaar yahanki garonka, indho yarkan shaqa Ka go an, wali gambis Laguma samayn inta kulan ee uu ciyaaray     Sido kale shalay

Tomiyasu Aya shalay aha ciyaar yahanki garonka, indho yarkan shaqa Ka go an, wali gambis Laguma samayn inta kulan ee uu ciyaaray Sido kale shalay wuxu amusiyay son oo ah ciyaar yahan ad ugambis badan asago udiiday fursad kasta oo isku day ahayd 👊 . . . . . . . . . #arsenal #ars #gooners #gunners #somali #somaliya #somalians #somaligirls #somaliland #somalilanders #hargeysa #muqdisho #mogadishu #boosaaso #252

2 0 12 minutes ago
Saka 🗣: shalay qureecdii ayaan wada shekeysanay Emile smith waxaana ku dhahay bal qiyaas hadaad dhaliso bari goal wali kulankaas uu yahay North lodon

Saka 🗣: shalay qureecdii ayaan wada shekeysanay Emile smith waxaana ku dhahay bal qiyaas hadaad dhaliso bari goal wali kulankaas uu yahay North lodon Derby sideed dareemi laheed : Markii Emile gool dhaliyey waan eegay isaga waxaana xusuusannay sheekadii ina dhex martay. Markii aan gool dhaliyey wuu i eegay , Waxeey na noo aheed dareen aad u khaas ah inaan sidaa sameyno 😍 . . . . . . . . . #arsenal #ars #arsenalsomalifans #somaliya #somaligirls #somali #somaliland #somalilander #somalians #hargeysa #muqdisho #mogadishu #boosaaso

1 0 16 minutes ago
We are open and we are back for business. The goal is to help us many students as possible!! You just need to have three things:     1- commitment   2

We are open and we are back for business. The goal is to help us many students as possible!! You just need to have three things: 1- commitment 2-decent English. 3- And good math skills(I am sure you all good at this). Share this with as many as students as possible. You only get one life so you might as well do something great with it. Fight mediocrity and be committed about your success. Sky is the limit. Ibrahim Founder of Riyo academy . . . . . . #somali #somalia #somaliland #mofit #coolsomalis #burao

1 0 41 minutes ago
maalmuhu……waa……isku……mid……lkn……Dhacdooyinka……ayey……ku…kala……duwan……Yihiin✌🔥🙇😎  .  .  .  .  .  .  .  .  .  .  .  .  .  #somalifash #somalisocialmedia #

maalmuhu……waa……isku……mid……lkn……Dhacdooyinka……ayey……ku…kala……duwan……Yihiin✌🔥🙇😎 . . . . . . . . . . . . . #somalifash #somalisocialmedia #muqdisho #somali #somaliwedding #my252 #muqdisho #xamar #somalifashion #somaliweyn #farxad #hargeisa #somaliboys #somaliland #happy #love #mvfans

3 0 55 minutes ago
Dafacyada birta calashada ragi kane iyo son jabka gashadey   Raga lagu dhici layahay     Maxaad ka amin san tahay labadan nin   WG💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻  .  .  .

Dafacyada birta calashada ragi kane iyo son jabka gashadey Raga lagu dhici layahay Maxaad ka amin san tahay labadan nin WG💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻 . . . . . . . . #somali #somaligirls #somalimemes #somalia #arsenal #mogadishu #muqdisho #astaansports #somalibeauty #hargeysa #kismaayo #somaliland

3 0 56 minutes ago
Don’t look the third pic ✨🖤    #somali #somalibeauty #somalimodel #followforfollowback

Don’t look the third pic ✨🖤 #somali #somalibeauty #somalimodel #followforfollowback

16 0 57 minutes ago
🔞AWARENESS/EDUCATIONAL PURPOSES🔞 2 off duty policemen shot 💀     -    -    Backup: @thatonep4gee   Snap: thatonep4ge     -    -    #somali #somalia #s

🔞AWARENESS/EDUCATIONAL PURPOSES🔞 2 off duty policemen shot 💀 - - Backup: @thatonep4gee Snap: thatonep4ge - - #somali #somalia #somalian #police #policemen #policeofficer #offduty #policefail #gopro #caughtoncamera #caught #lacking #shot #dead #shoot #pistol #kill #killer #killing #brazen #savage #ruthless #warning #graphic #crazy #noway #mad #madness #top #thatonepage

60 2 1 hour ago
Wedding cake 🥵#somali #cake#aroos#night#weddingdress #weddingplanner #manshallh#🥀

Wedding cake 🥵 #somali #cake #aroos #night #weddingdress #weddingplanner #manshallh #🥀

30 0 1 hour ago
"Dabaylaha mayga celin?….🥰

"Dabaylaha mayga celin?….🥰

14 1 1 hour ago